sooomaali baan lahaa walaalay warasadoodiiye, muqdishaan lahaa ha iska degeen sida wadaadkiiye, waraabihii cadaa baan lahaa ha is ka waabsheene, nimankii siday ugu wadeen wiiqda kaga gooye, waad i wiiqdeene kenya waa anigii waday , wadada waataan ku riday wagacda jiilaale, waataan biyaha u diiday iyagoo oomayoo baye, waaxdaan ka toosinaaya iga wareenteene, ha werwerin wargeli baan lahaa way wahsanyaane.
Posted on: Sun, 07 Jul 2013 21:20:05 +0000
Trending Topics
Recently Viewed Topics
© 2015