subxnalah, waxaa wax la layaaba ah oo aad looga naxa ah oo laga - TopicsExpress



          

subxnalah, waxaa wax la layaaba ah oo aad looga naxa ah oo laga ooya in ummada islamka ee ku nool caalamka maanta ku nool ay udhaga nuglaadeen waxa cadowgoodu ugu baaqayo gaar ahaan waxa ka soconaya masar oo ah in ay ka tuureen xilka nin laga filayay in uu soo celiyo quwadii islam ka ee dunidan ka jiri jirtay hamiyo badana xambaarsanaa , doqomo , iyo maangaabyo aan fahmayn siyaasada cadowga iyo cilmaaniyiin dano reer galbeed u adeega ayaa horboodayay fitnadaas sidoo kle wxa somalia ka socda oo iyadana salka ku haysa wax ka qarmuun wax masar ka socda oo ah qabyaalad , maamul isku sheegayaal , iyo faham la aan dhanka diinta , taariikhda siyaasada iyo maanta xaalka dunidu meesha uu marin ilaahow umadaaada ugar gaar ilaahow xilga aan aduunka saaran nahy ka yeel xiligii sharafta islmka dib loo soo celin lahaa
Posted on: Wed, 03 Jul 2013 19:32:47 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015