sxb amiin aden sigad ifka samo ku noolow aakhirana halkii roon - TopicsExpress



          

sxb amiin aden sigad ifka samo ku noolow aakhirana halkii roon amiin waa halaabuure aad ugu fiican suugaanta waxaanu hada qoray buugiisii ugu horeeyay insha allah waxyaabaha aan ku xasuustana waxaa ka mida maansadiisa baroor diiqda ah ee magaceeda la yidhaahdo WUU GUTAY XILKIISII oo uu tiriyay geeridii abwaan gaariye ilaahay ha u naxariistee loona baahan yahay inay dadku ay wax isku taraa inta la nool yahay lana qiro shaqsiyada qofkaas oo inta uu nool yahay lagu amaano maansadana sidaas ayaa ka muuqata lkn qofku marka uu dhinto aan la odhan qof fiican ayuu ahaa duni xiisaheediyo xanafteedu badataan hadba xeer ka eegaa xaashee iblaysbaa umad xarafka diintiyo ku adkay xaqiiqada xididada dhex qaadoo xuskii eebahood iyo xejin waayay xadhigii wali mayn xisaabtamin xaqu siduu u dhaw yahay qafna xarafna kama qorin xeeldheeraheenana marka uu xanuusado xanaanayna jecel yahay ama xaalad adag galo xejisadu intay iman u xijaaban aakhiro qofna isma xilqaaantoo oheey xaaji seed tahay qofna kuma xisaabtamo ???? wadka lama xadayn karo nafna lama xasilin karo hadaan mawle xakamayn diina lama xaqiri karo ilaahay macaaga ha ahaado amiin aadan sigan wll maxaad ka taqaanaa shaqsiyada amiin aadan sigad inta aqoonta la saaxiibka ah inta dhalinyarada ah iyo inta asxaabta ah
Posted on: Wed, 02 Oct 2013 07:02:19 +0000

Trending Topics



yle="min-height:30px;">
More Hot Videos:
DID YOU KNOW PSYCHOLOGY SAYS Psychology says, If you arent happy
News from the Furnace Front: No repairmen come out on the

Recently Viewed Topics




© 2015