waxa uuu usocday Somalia oo muddo kamaqnaay waxa uu sugaaye kaliya - TopicsExpress



          

waxa uuu usocday Somalia oo muddo kamaqnaay waxa uu sugaaye kaliya Passaport of Refugee nasiib wanaag waxa usoo baxay Passaport waa uuna soo qaatay waxa uuna Rabay in uu is diyaarsho waxa laga wada sugaaye Somalia Soo dhaweyntiisa ayee isku Diyaarinayeyn Fimilkiisa laakin maxaa dhacay? Waxa dhacday In Fimilkiisa Tel usoo dhaco laguna war giliyo war Naxdin leh Taas oo ah in uusan soo socon #Cabduqaadir oo ladilay #Cabduqaadir waxa dhacday in eysanba u qorneyn Somalia Noloshiisana gaba gaba ku dhaw dahay Dhagar qabe South African ah ayaana u Aqoonsaday Naftiisa 2 maalin kaliya iyadoo laga joogo Soo Qaadashadii Passaporkiisa Ayaa halkaas lagu dilay waxa mid laga naxo ah in waxa lagu dilay wiilkan ee tahay kaliya koo nafta u keynay oo uu ka joojiyay in uu Dukaankiisa wax ka gato waxa uu dhahay Dukaankeyga laga caawi maayo ee aad Dukaamanka kale Cawaankan qori ina soo qaato Cabduqaadir halkaas haku dilo Inaa Lilaah waa Inaa Ileeyhi Raajicuun Rabi ha u naxariisto walaalkeyn Kitaabkiisana Gacanta midig kasiiyo Somalida meel walbo ee joogto waa ee dhiban tahay
Posted on: Sat, 31 May 2014 20:21:17 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015