waxaaa wax aad loogu farxo ah hashiiiska eey gaareen dowlada - TopicsExpress



          

waxaaa wax aad loogu farxo ah hashiiiska eey gaareen dowlada somalia iyo jubbaland waxaaan leeyahay umada somaliyeed is fahanka waa qaali aaan is fahano waa aan hashiino oo walaalo ahaan gacmaha is heeyyto hadii aaadan ku farax saneen hashiiska iyo walaalnimada ma tihid nin wadani ah matihid mid wanaag raadinayo matihin mid qaranimada somaliya rabo matihid mid wanaaga somaliyeed isku imaashaheeda raali ka ah ________ Waxaaad tahay QOF aaad uxun >>>>>>> Ha isalamin hadaadan somali jaceleen ANA Adiga kuma jecli
Posted on: Wed, 28 Aug 2013 19:10:11 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015