waxaan halkan hambalyo uga dirayaa xulka gobolka maroodi jeex oo - TopicsExpress



          

waxaan halkan hambalyo uga dirayaa xulka gobolka maroodi jeex oo ku guuleystey tartankii ciyaaraha gobolada somaliland hambalyo ayan leyahay waxanan halkan iyagana hambalyo qaali ah uga dirayaa ciyaartoyga X-gobolka hawd ee geesiyasha ee sharafta iyo karamada iyo waliba kubbada ku soo gadhey halkaas waxanan leeyahay niyad jab ma yelan karno sababtoo ah nasiib ayaa laynagaga qaadey koobka dambe ayaan incha allah u diyaar garoobeynaa sidaan u qaadi lahyn waxanan u mahad celinayaa tageerayashayda qiimaha badan
Posted on: Sat, 22 Jun 2013 16:51:21 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015