way dhicisoowday xafladii Qalin jabintaa Jamacad Hargiesa, waxaana - TopicsExpress



          

way dhicisoowday xafladii Qalin jabintaa Jamacad Hargiesa, waxaana ka masuula Mamulka taagta Daranee MR. Been iyo kooxdiisa xaabada ah, waxaa cadaatay inaanay mamulikarin wax jamacad la yidhaa waayo mabay soo arag jamacad mamulkeed iska daayo secondari school may soo maamulin, waxaa cadaaday kG 12 kii odayaashu maraykanka inta yar mamulayeen inay badashay hab dhaqankoodii oo ay kala garan layiin araday, macalin iyo mamulayaashooda sidii loola macaamililaa, xataa haday dhacdo u malaynmaayo inay macaan yeelanayso waayo wa war lahayaa xiiso ma leh, dadkuna waxaa hortaagan suasha ah qalin jabintiiba xadka ka badatay oo way biyo dhacday, xataa xabashidiiba tiii qaranka ka horayso madaxweeynuu soo maray . markaa waxaan soo jeedin laa in la iskaba daayo oo Mr. been loo dhaafo isagu ha qalin jabiyo anagu hadaanu ardaydiinahay waanu luminay abateedki qalinjabinta oo waraaqa cadcaduun ha nasiiyo tigidhkii tahriibtaanu kaa dhigane
Posted on: Thu, 26 Sep 2013 05:42:49 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015