Sahid Yusuf : Qoraaladeydii ugu danbeeyey ee aan Face book soo - TopicsExpress



          

Sahid Yusuf : Qoraaladeydii ugu danbeeyey ee aan Face book soo saaro Iyo maqaaladeydiiba Asaxaab badan oon webside- ka Saaxiib ku aheyn baa Qoonsaday, Qaarkood waxay yiraahdeen Shiikha boggiisii waa la bililiqeystay , se waxaan idin leeyahay waa annigii , se wax baan Qoonsaday markaas baan si adag u Radiyey ??? Taas baad ka xumaateen, raali ahaada wallaalo jira ??? Saaxiib qoraaladeyda ku soo taxnaa ilaa 2000 kii ayaa Igu yiri : u maleynmaayo in aad tahay Shiikh Saahid kii aan Aqaanay ???. Akhiyaareey Hadal Ninna si u yiri baa la yiri, Ninna si u qaaday . Wixii aan maalmahaan Qoraayey Shirkaan Siyaasiyiinta ayaa iga furdaamiyey, waxay Aqoonyahanadaan garteen baan hortood dareemay taas baa igu bixisay in aan ereyo adadag Iyo Hujuum aan geedna loogu soo gaban aan Qaaday ??? Se waxay garteen uun baan gartay , Raggaan waa miidii Ummadda oo Qabiil kasta leh waxay fahmeyn in Soomaaliya Maamulka Maanta ka jirayi u celinaayo Guuldaraddii 1991-2011 ka bixitaankii Ethiopia . Haddaba waa in laga hadlaa oo Culusoow laga diidaa in uu noo cisho 1991. Dad fara badan oo qabyaaladi indho tirtay oon ( isku jeedin ) oo DAWLADAAN Qabiil ku raacayaa baa Shirkaan Nayroobi Iyo Hadalada Xildhibaan Shiikh Saahid u fasiranaaya Xukun jaceyl,se arrinku Intaas waa ka sii Qoyo dheer yahay, waxaan aragnaa Ummaddii oo colaad loo sii celinaayo. I prefer this team ( Cali ghedi,Galeyr,Omer Sharmaarke,Gaandi,Abdiwahaab, Mudane Ahmed Fiqi,Abdirizak Sweden , Dr. Baadiyoow, Abdiwali Gaas,Yusuf Garaad ) other than : (Culusoow,Yabaroow,saacidoow,yariisoow,fowsiyoow,Ciilmoogoow,fiiqoow,guuleedoow, faaraxoow,kaalmoow, geeloow ) !!!!! Xil dhalaan gartay weynaaaaaaaaaaaaaaaa !!!!!.
Posted on: Wed, 24 Jul 2013 03:40:35 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015