ASC WRWB Qaraabo Sugnaan iyo Sabir Aan Allah cw weydiisano - TopicsExpress



          

ASC WRWB Qaraabo Sugnaan iyo Sabir Aan Allah cw weydiisano ,Masiiboyinku wey fara baddan yihin weyse kala xanun badan yihin waan aragana wixii dhacay noona so nooqn mayaan Ikhwaanii aan ducada badino ,, Sheekh Xasan Daahir ,Allaah swt ma dayacayo juhdigii iyo dadalkii u ku baxshay difaaca diinka iyo in ay kor ahaato Kalimatullaah ,, marka Allaah cw ma hoojinayo waase la imtixamayaa ee Allow mid sugnaada ka yeel Allow u hiili oo ha hoojin ,, waxaase xisaabi u taal maanta dabcana wadnaha faraha wey ku hayaan sheekha raggii oo ka harsan wayey asagoo hoos jooga Harka Raayada TAWXIIDKA telkana ka deyn waayey tashkilinta ka deynawaayey si fiican bay isku garanayaan anigu hebel iyo hebel oran mayo ,, walow aysan la dooneyn gacanya kufarta balse kuma aysan farxsaneyn la jirka XSHM wey is og yihin Ragaasi bal maanta dhagartad malegteen xagaad ka galeysaan , Sheekha waad jeceshihin balse xaqa la aydin jecleyn waligeyna waan idin oran jiray manatana dee waatan meshad la rabteen maxad uga celin weyseen xukumada daba dhilifka ah ee Ximan iyo Xeb , ma ahan dadka degaanku inay daba dhilif yihin dad qeyr badan oo mujahidin ah wey ku jiraan reerka ,,laakin kuma mamaula baan ula jeda hadalka qaraabo ,waxan wali la hadlayaa Raggi aan inbadan ka wayey daaya sheekha ,camaölku wa aka dhab war daaya maskinka Raggow maanta maxad ku ahdleysaan ? bal jawab ma isin kartaan wan is og nahee ileen ilmo ader waa in si taqanee qaraabo ,, Alloow Sheekh xasan daahir u hiili Allow siddi diinka ugu hiiliyey si ka wansgan ugu hiili ,Alloow waan ku barinaye na ajiib Allow u gargaar sheekh xasan daahir iyo walalaha la socdaba mahaan inana walalheen iloownay ee cafwan cafwan ducadu waa jameen qaraabo ,, Allow kor iyo hoosba waan u oyenee ,,sidan kaga baranay culeyska waxaa ku xiga farajyo farabaddan Bishii BARKEYSNEYD EE fATUUXADKUNA WAAN SUGEYNAA E ALOW SAMO NAGU GARSII RAMADAAN IYO FAUXAAD IYO BISHAARO ,, AMIIIN ,,ALLOW SUG SHXASAN DAAHIR ALLOW U HIILI YA AMANAN DUL JELAL WAL IKRAAM YAA XAYUL YAA QAYUUM YAA ARXAMA RAXIMIIN IRXAMNAA.
Posted on: Sun, 30 Jun 2013 14:05:47 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015