Ma badhaadhaha Itoobiyaan la wadaagaa mise Jabka masaarida ayaan - TopicsExpress



          

Ma badhaadhaha Itoobiyaan la wadaagaa mise Jabka masaarida ayaan ka xumaadaa? Ma Carab la dulleeyay baan is weydiiyaa , yaa dulleeyay? Mise Somalia iyo Somaliland baan u turjuntaa inay ka mid tahay dulleynta carab la dulleeyay? Ma dad diirkaygoo kale leh soomaali ah baan idhaahdaa iyagaa innoo jabiyay cadaawaha? mise qaar waxgaradoo danteennu meeshay ku jirta yaqaan ayaan u aqoonsadaa? Ma Muslinkaan ka damqadaa oon idhaahdaa dulleeynta ayaan la wadaagaa oon anba dulleysnahay goor la i dulleeyayba? mise muslin muslin maaha sheekadu ee laantaydaa yarbaan dadkayga dhinac ka raacaa?
Posted on: Mon, 02 Sep 2013 20:24:28 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015