Nin Aduun joogoow Maxaa aragti kuu laaban? Somalia marka la joogo - TopicsExpress



          

Nin Aduun joogoow Maxaa aragti kuu laaban? Somalia marka la joogo waxaa jiraan dad laga galo godab oo la dhaho waa jareer, others, IWM... Lkn markii qurbaha la imaado waxaa arkeysaa gabdho ku faanaan ajaanibta kale siiba afrikanta, sida Kenyan, Sudan, Xabashi Iyo African kale...waxaa maqasho iyo waxaa aragto kala duwanee Maxaa ka xanuun badan markaa aragto gabar somaliyeed oo maalin cad jidka Lagu haasto..? Subhana Allah...! # Allah guri iima galiyo taas oo kale ama dhabarkeyga Kama soo bixiyo..! Allow soo hadeey gabdhahaas oo sharaftooda usoo celi
Posted on: Wed, 18 Sep 2013 10:20:01 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015