Shirkii addis abab waxaa uu u muqdaa in lagu heshiiyay marba hadii - TopicsExpress



          

Shirkii addis abab waxaa uu u muqdaa in lagu heshiiyay marba hadii is af garad laga gaaray qodobadii laysku hayay sida dakada iyo airporka kismaayo ,waxaana maamulka ku meel gaarka ah ee jubbaland regional admistration oo uu gudoomiye ka yahay axmed maxame islaan. Ay soo jeediyeen in ay dakada iyo airportka maamulaan mudo 6 bilood ah halka ay dowlda somalia soo jeedisay mudo 3 bilood ah ugu danbayn xaalku wuxuu u muqdaa mid laga heshiiyay oo meel dhexe lays kugu imaanayo, adaba maxay kula tahay guusha la gaaray iyodoo sida la og yahay tageerayaasga laba dhinac midba gooni dooda. Ay u arkaan in ay ayaga guulaysteem
Posted on: Tue, 27 Aug 2013 18:24:17 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015