Tobanka wadan ee aduuyada ugu saboolsan baaritaanka cusub ee lagu - TopicsExpress



          

Tobanka wadan ee aduuyada ugu saboolsan baaritaanka cusub ee lagu cabiro heer saboolnimada aduunka ee loo yaqaano (Multidimensional Poverty Index, or MPI, ) Gaaga sii daran ee, tobankaba waa qaaradda Afrika. Soomaaliiya ayaa waxa ay ku jirtaa lambar lix. Taas micneheeda waxaa weeye in aan ka qanisannahay Itoobiiya oo aduunka kaga jirta wadanka 2aad ee ugu faqrisan. 1:-Niger 2:-Ethiopia 3:-Mali 4:-Burkina Faso 5:-Burundi 6:-Somalia 7.-Central African Republic 8:-Liberia 9.-Guinea 10:-Sierra Leone theafricaneconomist/10-poorest-countries-in-the-world-all-in-africa/#.Ufoiz5J9F8Q
Posted on: Thu, 01 Aug 2013 09:02:58 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015