hanayo wllo hanbalyo hanbalyo guul aan dhmaan ayaan kugu ogahay - TopicsExpress



          

hanayo wllo hanbalyo hanbalyo guul aan dhmaan ayaan kugu ogahay wllo dadaalkaaga ilaahay mid guuleh haka dhigo aamin aamin yaarib waxaa mahadle hoyo qamar iyo aabe cumar oo ayaguna kuugu hagar baxay heerka aad maanta gaaray ayagana aad ayaan ugu mahad celin in kastoo aan midna abaalkooda lagudi karin walalo ilaahay janadii haka waraabiyo aakhiro iyo aduunba ilaahay ha xafido danbigoodana ilaahay ha dhaafo aamin aami yaari
Posted on: Sat, 07 Sep 2013 18:15:20 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015