macalinka 1aad ee qaranka somaliya macalin maxamed cabdulle fara - TopicsExpress



          

macalinka 1aad ee qaranka somaliya macalin maxamed cabdulle fara yare ayaa maanta shaaca kaqaaday liiska kama danbesta e xulka qaranka kaga qeeb galaya tartanka bariga iyo bartamaha afrika e ka furmaya wadanka kenya inta u dhaxeeso 27 nov ila 12dec qoraal rasmi ah oo soo saray macalin fara yare aya waxa ku xusnaay ila iyo 29 ciyaryahan kuwaas o matalaya wadankeena hooyo sharaftisa iyo qiimaha oo kuleeyahay kubada cagta xidigaha qaranka somalia oo loo yaqaano ocean star aya wax macalin kuxigeen u ah macalin maxamad cabdulle abuukar taako. hadaba magacyada xidigaha matalaya qarankeena waxe kal yahiin jibriil xasan maxmuud. saa.id salax xuseen. deeq cabdulahi nuur. axmad abdulahi moalin. axmad cabdukadir dayid. muxsin sharif abdalla. xasan cali roble. xasan xusen ibrahin. baasi mahmud bana. adil nur ali. maxmud cabdi nur. daud abdulahi xasan. adan xusen ibrahin. mohamed xassan cali. axmad osman abdulle. mahad mohamed xaji. said mohamed sheikh. xasan sidow hilowle. hamsa maxamad muqtAr. bile muxudin burale. daadir amin ali. shafici cabdi farax. maxmad tahlil shidane. abdi shakur axmud maxamad. maxamad nur cabdi. yasin ali egal. maxmad abdi hayow. sidi mohamed omar. axmad tahlil cali
Posted on: Sun, 03 Nov 2013 20:37:25 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015