marwalba iyo marxalad kasta waxan diyaar u ahay inaan kula hor - TopicsExpress



          

marwalba iyo marxalad kasta waxan diyaar u ahay inaan kula hor istaago dunida waxaan ahay mid marin kara jacaylka wadada saxdaa ee uu ku socon karo waxaan ahay mid kaa ilaalin kara wax kastoo kugu beeri kara kalsooni daro niyada oo aan kaa jabsho iskadaaye kuma fakari karo oo mar qura maskaxdayda kuma soo dhici karto inaan ku niyad jabiyo run ahaantii waxaan ahay mid ku qanacsan nolosha inuu adiga kula qaato macaankeedana kula muudsado ma ahi mid uu ka dhamaan doono jacaylka dhabtaa inaad i hilmaanto yaysan marnaba kaa hirgalin macan
Posted on: Mon, 04 Nov 2013 18:59:06 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015