waligiinba hayya xilkaas ilaahay inii dhiibay allaha inigu asturo - TopicsExpress



          

waligiinba hayya xilkaas ilaahay inii dhiibay allaha inigu asturo aabo guelleh iyo maama khadra raalibaan niga nahay inga iyo umada reer djibouti waxaan ini rajaynayaa caafimaadqab iyo cimro dharrar danbigiinana in uu ilaahay dhaafo adunyadana waxaad ku wartaan bash bash iyo barwaaqo sidaas ayaa no farxad ah waligiin ku dakeeya caafimaad aanan guurin cadawgiin ha la duubo oo ku dadaala wanaag aamiin aamiin
Posted on: Sat, 21 Sep 2013 08:51:22 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015